Maxaa looga hadlayaa shirka Wada tashiga ee maanta ka furmaya Garoowe?

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxda ugu sareysa Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad Goboleedyada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre iyo Madaxda Dowlad goboleedyada, Hir-Shabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, Jubbaland & Puntland oo marti loo yahay  iyo guddoomiyaha Gobolka … Continue reading Maxaa looga hadlayaa shirka Wada tashiga ee maanta ka furmaya Garoowe?